Thursday 19th October 2017

10 -ka Kooxood ee ugu qaalisan Yurup”Sawiro+Akhriso”

September 3, 2014 - Written by editor24

Kooxaha aduunka ayaa inta badan suuqa kala iibsiga ciyaartoyda galiya lacago  malaayiin doolar ah si ay u helaan laacibiinta ay u baahan yihiin

Lacagahaas faraha badan ee ay kusoo iibsanayaan ciyaaryahanada ayaa keentay in kooxuhu kala sareeyan xaga qiimaha ay ku fadhiyan iyadoo la qiimeynayo laacibiinta ay haystaan.

Halkaan kaga bogo 10-ka kooxod ee ugu qaalisan qaarada yurub iyo qiimaha ay ku fadhidan waxaase xusid mudan in sanad kasta ay is badali karaan

1. Real Madrid - Squad Value (£515m)

#2. FC Barcelona - Squad Value (£510m)

#3. Bayern Munich - Squad Value (£430m)

#4. Manchester City - Squad Value (£415m)

#5. Chelsea FC - Squad Value (£405m)

#6. Manchester United - Squad Value (£355m)

#7. Paris Saint Germain - Squad Value (£320m)

#8. Arsenal - Squad Value (£315m)

#9. Juventus - Squad Value (£310m)

#10. Tottenham Hotspurs - Squad Value (£280m)

 Mohamed Odowaa

Xafiiska Cayaaraha Nairobi Kenya

Puntlandfox.com

Like Us On Facebook
Faallooyin
alegeri-prezidentiale-Franta WAA KUMA MADAXWEYNAHA CUSUB, EE FARANSIISKA W/Q: CUMAR SHAAFI    May 8, 2017
Nawa-750x400 Nawa, 16 jir ayay ku bilowday waxbarashada (Maqaal)    March 12, 2017
Muna-750x400 Sunsun! (Maqaal)    March 8, 2017
jjjjhjghj-150x150 FAALLO:-Gacmo wada jir bay wax ku gooyaan    April 7, 2015
index-150x150 FAALLO:- Nabadda adiga ayaa ku nool ee iyadu kuguma noola    March 31, 2015
Faallo1 FAALLO : Puntland iyo Hirgelinta Nidaamka Dimuqraadiyadda.    March 25, 2015
Faallada FAALLO:-Inta Cudurku kuu jiro ayaa Caafimaadkuna Kuujira    March 23, 2015
Faallo1 FAALLO :- TURXAAN BIXINTA IYO TOOSINTA SHAQADA QARANKU WAXAY QAYB KA TAHAY HADAFKA IYO SIYAASADDA MADAXWEYNE GAAS.    March 23, 2015
Faallo1 FAALLO : Puntland iyo Maanta    March 18, 2015
dhuxul FAALLO:-Deegaankeenu waa Nolosheenna.    March 16, 2015