Thursday 19th October 2017

“AKHRISHO”Garoomada kubada cagta ee ugu waaweyn Qaarada Yurup

September 3, 2014 - Written by editor24
Iyadoo ay qaarada yurub ka dhisan yihiin kooxo iyo qaramo magac weyn ku leh  kubada cagta  isla markaana ay leeyihiin taageerayal aad u fara badan oo ciyaaraha xiiseeya ayaan maanta halkan idiinkusoo gudbin doona 20-ka garoon ee kubada cagta ugu waaweyn qaadarada yurub.
Liiskan hoose waxa uu ku tusayaa garoomada ugu waaweyn magacyadooda ,tirada dad ee ay qaadan iyo meesha iyo dalka ay ku yaalan


FG: MAGACA GARONKA  MEESHA IYO DALKA  TIRADA

1 Camp Nou Barcelona, Spain 99,354
2 Wembley Stadium London, England 90,000
3 Estadio Santiago Bernabéu Madrid, Spain 85,454
4 Signal Iduna Park Dortmund, Germany 80,720
5 San Siro Milan, Italy 80,018
6 Stade de France Paris, France 80,000
7 Luzhniki Stadium Moscow, Russia 78,300
8 Old Trafford Manchester, England 75,811
9 Atatürk Olimpiyat Stadi Istanbul, Turkey 75,145
10 Millennium Stadium Cardiff, Wales 74,500
11 Olympiastadion Berlin, Germany 74,064
12 Stadio Olimpico Rome, Italy 72,698
13 Allianz Arena Munich, Germany 71,000
14 National Sports Complex Olimpiyskiy Kiev, Ukraine 70,050
15 Athens Olympic Stadium Athens, Greece 69,618
16 Estádio da Luz Lisbon, Portugal 64,400
17 Veltins Arena Gelsenkirchen, Germany 61,637
18 Celtic Park Glasgow, Scotland 60,500
19 Mercedez-Benz Arena Stuttgart, Germany 60,441
20 Emirates Stadium London, England 60,361
Like Us On Facebook
Faallooyin
alegeri-prezidentiale-Franta WAA KUMA MADAXWEYNAHA CUSUB, EE FARANSIISKA W/Q: CUMAR SHAAFI    May 8, 2017
Nawa-750x400 Nawa, 16 jir ayay ku bilowday waxbarashada (Maqaal)    March 12, 2017
Muna-750x400 Sunsun! (Maqaal)    March 8, 2017
jjjjhjghj-150x150 FAALLO:-Gacmo wada jir bay wax ku gooyaan    April 7, 2015
index-150x150 FAALLO:- Nabadda adiga ayaa ku nool ee iyadu kuguma noola    March 31, 2015
Faallo1 FAALLO : Puntland iyo Hirgelinta Nidaamka Dimuqraadiyadda.    March 25, 2015
Faallada FAALLO:-Inta Cudurku kuu jiro ayaa Caafimaadkuna Kuujira    March 23, 2015
Faallo1 FAALLO :- TURXAAN BIXINTA IYO TOOSINTA SHAQADA QARANKU WAXAY QAYB KA TAHAY HADAFKA IYO SIYAASADDA MADAXWEYNE GAAS.    March 23, 2015
Faallo1 FAALLO : Puntland iyo Maanta    March 18, 2015
dhuxul FAALLO:-Deegaankeenu waa Nolosheenna.    March 16, 2015