Sunday 17th December 2017

Ka dheeho Isku Aadka Wareega 16ka koox ee Champions League

December 15, 2014 - Written by Puntland Fox

Isku aadka wareega 16 ee koobka Champions League ayaa la sameeyay, iyadoo si la mid ah wareegii xilli ciyaareedkii hore ee 16-ka ay kooxuhu isku soo beegmeen, marka laga reebo Arsenal iyo Bayern Munich oo kala weecday.

Sanadkan waxa uu noqondoonaa mid ka xiisa badan sanadkii hore maadaama kooxaha badi ay sanadkii hore isa soo arkeen isuna cil qabaan,

<strong>Hadaba isku aadka wareega 16-ka ee Champions League ayaa sidan ahaa:-
</strong>

Paris Saint-Germain (FRA) v Chelsea FC (ENG)
Manchester City FC (ENG) v FC Barcelona (ESP)
Bayer 04 Leverkusen (GER) v Club Atlético de Madrid (ESP)
Juventus (ITA) v Borussia Dortmund (GER)
FC Schalke 04 (GER) v Real Madrid CF (ESP)
FC Shakhtar Donetsk (UKR) v FC Bayern München (GER)
Arsenal FC (ENG) v AS Monaco FC (FRA)
FC Basel 1893 (SUI) v FC Porto (POR)

Kulamada is araga hore ayaa la iclaamiyay in la ciyaari doonaan 17/18 iyo 24/25 February, sidoo kale is araga labaad ayaa la ciyaari doonaa 10/11 iyo 17/18 March.

Like Us On Facebook
Faallooyin
alegeri-prezidentiale-Franta WAA KUMA MADAXWEYNAHA CUSUB, EE FARANSIISKA W/Q: CUMAR SHAAFI    May 8, 2017
Nawa-750x400 Nawa, 16 jir ayay ku bilowday waxbarashada (Maqaal)    March 12, 2017
Muna-750x400 Sunsun! (Maqaal)    March 8, 2017
jjjjhjghj-150x150 FAALLO:-Gacmo wada jir bay wax ku gooyaan    April 7, 2015
index-150x150 FAALLO:- Nabadda adiga ayaa ku nool ee iyadu kuguma noola    March 31, 2015
Faallo1 FAALLO : Puntland iyo Hirgelinta Nidaamka Dimuqraadiyadda.    March 25, 2015
Faallada FAALLO:-Inta Cudurku kuu jiro ayaa Caafimaadkuna Kuujira    March 23, 2015
Faallo1 FAALLO :- TURXAAN BIXINTA IYO TOOSINTA SHAQADA QARANKU WAXAY QAYB KA TAHAY HADAFKA IYO SIYAASADDA MADAXWEYNE GAAS.    March 23, 2015
Faallo1 FAALLO : Puntland iyo Maanta    March 18, 2015
dhuxul FAALLO:-Deegaankeenu waa Nolosheenna.    March 16, 2015