Sunday 17th December 2017

Koley Muhiimada ayaa ah seddexda dhibcood ee ciyaarta laakiin Man City ma aysan soo bandhigin qaab ciyaareed wanaagsan.

December 14, 2014 - Written by Puntland Fox

Koley Muhiimada ayaa ah seddexda dhibcood ee ciyaarta laakiin Man City ma aysan soo bandhigin qaab ciyaareed wanaagsan.

Gool uu qeybta hore u dhaliyay Frank Lampard ayay Man City ugu badisay Leicester City.

Goolkaas ayaa ahaa kii 175 aad uu ka dhaliyo Premier league Lampard waxaana uu bar bareeyay goolashii Thierry Henry.

Man City ayaa leh 36 dhibcood waxaana ay seddex ka dambeeyaan Chelsea.

Safkii Man City ee kulankan

Manchester City: Hart, Sagna, Kompany (Demichelis, 77), Mangala, Clichy, Fernando, Lampard (Milner, 60), Nasri, Toure, Silva, Pozo (Navas, 74)

Like Us On Facebook
Faallooyin
alegeri-prezidentiale-Franta WAA KUMA MADAXWEYNAHA CUSUB, EE FARANSIISKA W/Q: CUMAR SHAAFI    May 8, 2017
Nawa-750x400 Nawa, 16 jir ayay ku bilowday waxbarashada (Maqaal)    March 12, 2017
Muna-750x400 Sunsun! (Maqaal)    March 8, 2017
jjjjhjghj-150x150 FAALLO:-Gacmo wada jir bay wax ku gooyaan    April 7, 2015
index-150x150 FAALLO:- Nabadda adiga ayaa ku nool ee iyadu kuguma noola    March 31, 2015
Faallo1 FAALLO : Puntland iyo Hirgelinta Nidaamka Dimuqraadiyadda.    March 25, 2015
Faallada FAALLO:-Inta Cudurku kuu jiro ayaa Caafimaadkuna Kuujira    March 23, 2015
Faallo1 FAALLO :- TURXAAN BIXINTA IYO TOOSINTA SHAQADA QARANKU WAXAY QAYB KA TAHAY HADAFKA IYO SIYAASADDA MADAXWEYNE GAAS.    March 23, 2015
Faallo1 FAALLO : Puntland iyo Maanta    March 18, 2015
dhuxul FAALLO:-Deegaankeenu waa Nolosheenna.    March 16, 2015