Sunday 17th December 2017

Beesha Murusade oo Xildhibaanadda DFS kalsoonida kala laabtay, Sababta (Daawo)

June 26, 2017 - Written by Puntland Fox

Kulan ay magaaladda Muqdisho ku yeesheen waxgaradka Beesha Murusade oo kamid ah beelaha Hawiye ayaa waxaa ay kalsoonidii kala laabteen xildhibaanada beeshaas umatala barlamaanka Soomaaliya.

Odayaashan oo kulan ku yeeshay Muqdisho ayaa tilmaamay ineysan matalin Xildhibaan Dhuxulow iyo xildhibaanada kale ee barlamaanka ku jira.

“Waxaan halkan isugu imaanay inaan cadeyno ineysan xildhibaanadaas anaga inamatalin oo aan raali ka aheyn wax walba oo go’aan ah oo ay beesha usoo qaadaan”ayuu yiri mid kamid ah dadkii ka hadlay goobta.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

Like Us On Facebook
Faallooyin
alegeri-prezidentiale-Franta WAA KUMA MADAXWEYNAHA CUSUB, EE FARANSIISKA W/Q: CUMAR SHAAFI    May 8, 2017
Nawa-750x400 Nawa, 16 jir ayay ku bilowday waxbarashada (Maqaal)    March 12, 2017
Muna-750x400 Sunsun! (Maqaal)    March 8, 2017
jjjjhjghj-150x150 FAALLO:-Gacmo wada jir bay wax ku gooyaan    April 7, 2015
index-150x150 FAALLO:- Nabadda adiga ayaa ku nool ee iyadu kuguma noola    March 31, 2015
Faallo1 FAALLO : Puntland iyo Hirgelinta Nidaamka Dimuqraadiyadda.    March 25, 2015
Faallada FAALLO:-Inta Cudurku kuu jiro ayaa Caafimaadkuna Kuujira    March 23, 2015
Faallo1 FAALLO :- TURXAAN BIXINTA IYO TOOSINTA SHAQADA QARANKU WAXAY QAYB KA TAHAY HADAFKA IYO SIYAASADDA MADAXWEYNE GAAS.    March 23, 2015
Faallo1 FAALLO : Puntland iyo Maanta    March 18, 2015
dhuxul FAALLO:-Deegaankeenu waa Nolosheenna.    March 16, 2015