Thursday 19th October 2017

Digreeto: Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Magcaabay Ku-xigeenka Agaasimaha Guud Ee Hay’adda Xidhiidhka Jaaliyaddaha Puntland.

September 25, 2017 - Written by Puntland Fox

Digreeto kasoo baxday maanta xafiiska Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xeer Madaxweyne Lr.111 September 24 2017, lagu magcaabay Ku-xigeenka Agaasimaha Guud ee Hay’adda Xidhiidhka Jaaliyaddaha Puntland.

Madaxweynaha Dawladda Puntland:

Markuu Arkay:                      Dastuurka Dawladda Puntland.

Markuu Arkay:                      Baahida loo qabo in la magcaabo Ku-xigeenka Agaasimaha Guud ee Hay’adda Xidhiidhka Jaaliyaddaha Puntland.

Markuu Tixgeliyey:   Kartidiisa iyo waaya aragnimadiisa shawo.

 

Wuxuu Xeeriyey:

  1. Waxaa Xabiib Abshir Faarax loo Magcaabay Ku-xigeenka Agaasimaha Guud ee Hay’adda Xidhiidhka Jaaliyaddaha Puntland.
  2. Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxeexo, wuuna saxeexay Madaxweynuhu.

 

=DHAMMAAD=

XAFIISKA, WARFAAFINTAKA, WACYIGELINTA, HIDDAHA IYO DHAQANKA EE MADAXTOOYADA DAWLADDA PUNTLAND.

Like Us On Facebook
Faallooyin
alegeri-prezidentiale-Franta WAA KUMA MADAXWEYNAHA CUSUB, EE FARANSIISKA W/Q: CUMAR SHAAFI    May 8, 2017
Nawa-750x400 Nawa, 16 jir ayay ku bilowday waxbarashada (Maqaal)    March 12, 2017
Muna-750x400 Sunsun! (Maqaal)    March 8, 2017
jjjjhjghj-150x150 FAALLO:-Gacmo wada jir bay wax ku gooyaan    April 7, 2015
index-150x150 FAALLO:- Nabadda adiga ayaa ku nool ee iyadu kuguma noola    March 31, 2015
Faallo1 FAALLO : Puntland iyo Hirgelinta Nidaamka Dimuqraadiyadda.    March 25, 2015
Faallada FAALLO:-Inta Cudurku kuu jiro ayaa Caafimaadkuna Kuujira    March 23, 2015
Faallo1 FAALLO :- TURXAAN BIXINTA IYO TOOSINTA SHAQADA QARANKU WAXAY QAYB KA TAHAY HADAFKA IYO SIYAASADDA MADAXWEYNE GAAS.    March 23, 2015
Faallo1 FAALLO : Puntland iyo Maanta    March 18, 2015
dhuxul FAALLO:-Deegaankeenu waa Nolosheenna.    March 16, 2015