Sunday 17th December 2017

Digreeto Kasoo Baxday Xafiiska Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Lagu Magcaabay Agaasimeyaal Guud.

October 3, 2017 - Written by Puntland Fox

Digreeto Kasoo Baxday Xafiiska Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa lagu Magcaabay Xeer Madaxweyne Lr-105 October 03 2017, Agaasimeyaasha Guud ee Wasaaradaha Arrimaha Gudaha Dawladdaha Hoose iyo Horumarinta Reer Miyiga iyo Wasaaradda Shaqada, Shaqaalaha Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha.

Madaxweynaha Dawladda Puntland:

Markuu Arkay:                     Dastuurka Dawladda Puntland

Markuu Arkay:                     Aqoontooda, kartidooda iyo waayo’aragnimadooda shaqo.

 

Wuxuu Xeeriyey:

  1. 1.      Waxaa Maxamed Cali Nuur (Juba) loo magcaabay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dawladdaha Hoose iyo Horumarinta Reer Miyiga.

 

  1. 2.      Waxaa Cabdicasiis Nuur Cilmi (Koor)  loo Magcaabay Agaasimaha Guud Shaqada iyo Shaqaalaha ee Wasaaradda  Shaqada, Shaqaalaha Dhalinyarada iyo Ciyaaraha.

 

  1. 3.      Xeerkani Wuxuu dhaqan gelayaa Markuu Madaxweynuhu Saxeexo, wuuna saxeexay Madaxweynuhu.                                                   

 

=DHAMMAAD=

XAFIISKA, WARFAAFINTA, WACYIGELINTA HIDDAHA IYO DHAQANKA EE MADAXTOOYADA DAWLADDA PUNTLAND.

Like Us On Facebook
Faallooyin
alegeri-prezidentiale-Franta WAA KUMA MADAXWEYNAHA CUSUB, EE FARANSIISKA W/Q: CUMAR SHAAFI    May 8, 2017
Nawa-750x400 Nawa, 16 jir ayay ku bilowday waxbarashada (Maqaal)    March 12, 2017
Muna-750x400 Sunsun! (Maqaal)    March 8, 2017
jjjjhjghj-150x150 FAALLO:-Gacmo wada jir bay wax ku gooyaan    April 7, 2015
index-150x150 FAALLO:- Nabadda adiga ayaa ku nool ee iyadu kuguma noola    March 31, 2015
Faallo1 FAALLO : Puntland iyo Hirgelinta Nidaamka Dimuqraadiyadda.    March 25, 2015
Faallada FAALLO:-Inta Cudurku kuu jiro ayaa Caafimaadkuna Kuujira    March 23, 2015
Faallo1 FAALLO :- TURXAAN BIXINTA IYO TOOSINTA SHAQADA QARANKU WAXAY QAYB KA TAHAY HADAFKA IYO SIYAASADDA MADAXWEYNE GAAS.    March 23, 2015
Faallo1 FAALLO : Puntland iyo Maanta    March 18, 2015
dhuxul FAALLO:-Deegaankeenu waa Nolosheenna.    March 16, 2015